Chelsea oo ka Warbixisay dhaawaca soo gaaray Xidigeeda Hakim Ziyech, kulankii Xalay

Hakim Ziyech ayaa garoonka ka baxay qaybta hore isaga oo garabka dhaawac ka qaba kulankii UEFA Super Cup ee ay rikoodheyaasha kaga badiyeen Villarreal, waxaanu dhaawaciisu yimid kaddib markii uu kooxdiisa hoggaanka ugu dhiibay gool qurux badan oo isaga oo aan kubadda qabanin uu lugta bidix ugu leexiyey goolka. 28 jirkan reer Morocco ayaa dhaliyey […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII