Chelsea oo ku Dhawaaneysa Jules Kounde kadib markii ay ogolaatay iibka Kurt Zouma

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa haatan horumar ka sameesay Jules Kounde ,madama Kurt Zouma ay ka iibineyso West Ham United aduun dhan £ 25m. Kounde ayaa 90 kulan u saftay Sevilla labadii sano ee la soo dhaafay, halka uu u ciyaarayay France Euro 2020 waxaana si aad ah loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Stamford Bridge […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII