Chelsea oo ku dhow inay heshiis 42.8 milyan ginni ah kula wareegto Jules Kounde

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay heshiis la gaarto daafaca dhexe ee Sevilla Jules Kounde . Mustaqbalka xiddiga reer France ayaa ahaa mid si weyn loo hadal hayay toddobaadyadii la soo dhaafay, iyadoo Chelsea ay u soo baxday musharraxiinta ugu horreeya ee saxiixiisa ka hor inta uusan xirmin suuqa kala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII