Chelsea Oo Lagu Garaacay Saxiixa Achraf Hakimi & Wakhtiga Ay PSG Dhamaystiri Doonto Saxiixa Xiddiga Oo La Ogaaday

Paris Saint-Germain ayaa ku dhow inay dhameystirto heshiiska ay kula Wareegayso daafaca midig ee reer Morocco Achraf Hakimi inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan, ka dib wadahadalo socday bishii la soo dhaafay. Inter Milan ayaa go’aansatay inay iibiso Ashraf Hakimi si ay u xalliso dhibaatada dhaqaale ee kooxda, taasoo sababtay in Antonio Conte uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII