Chelsea Oo Lagu Garaacay Saxiixa Xiddig Ay Muddo Ku Raad Joogtay

Chelsea ayaa u muuqata inay seegi doonto tartanka loogu jiro helitaanka Achraf Hakimi, ka dib markii wakiilka ciyaaryahanka uu shaaca ka qaaday in daafacu wadahadal qoto dheer kula jiro Paris Saint-Germain. 22 jirkaan ayaa diirada u saarnaa kooxda ku guulaystay champions League waxana ay rajaynayeen in ay helaan saxiixa xiddiga kadib qaab ciyaareed cajiib ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII