Chelsea oo magacowday Shaxda Xidigaha Ciyaaraya Koobka Super Cup

Chelsea ayaa ku dhawaaqday shaxdeeda kulanka UEFA Super Cup ee ay la ciyaaridoonaan kooxda¬†Villarreal¬†Belfast. Chelsea ayaa magacowday 24 ciyaaryahan oo ka tirsan kooxda kuwaas oo u safray Waqooyiga Ireland. Kooxda ka dhisan Galbeedka London ayaa habeen dambe oo Arbaco ah garoonka Windsor Park kula ciyaari doonta kooxda heysata Europa League. Waxayna ku dari karaan weeraryahanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII