Chelsea Oo Man United Iyo Liverpool Kaga Horaysa Baacsiga Xiddig Ay Si Aad U Doonayaan.

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay banaanka keentay xiisaha ay u qabto saxiixa xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho marka la gaadho suuqa xagaaga. Xiddiga 21 jirka ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Man United xagaagii hore laakiin xiddiga ayaa iska sii joogay kooxdiisa kadib markii ay United diiday in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII