Chelsea oo Muhiimad siineysa una dhaqaaqeysa mid kamid ah Daafacyada Juventus

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsan doonto inay u dhaqaaqdo daafaca dhexe ee Juventus Matthijs de Ligt , ka dib markii ay ku guuldareysteen raacdadii Sevilla ee Jules Kounde . Blues ayaa dooneysay inay qorto daafac dhexe xagaaga, iyadoo Kounde la rumeysan yahay inuu ahaa bartilmaameedkooda koowaad, si kastaba ha ahaatee waxay diideen inay bixiyaan lacagta lagu burburin karo qandaraaska xiddiga reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII