Chelsea Oo Qaaday Talaabo Ay Man United Ugu Garaacayso Saxiixa Eduardo Camavinga

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ku biirtay loolanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Rennes ee Eduardo Camavinga inta lagu guda jiro suuqii xagaaga. Iyada oo kaliya hal sano ka dhimantahay heshiiskiisa xiddiga 18 jirka ah ayaa la filayaa in uu isaga tago kooxdiisa inta lagu jiro suuqa xagaagan. Inkasta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII