Chelsea Oo Qorshaynysa In Ay Man City Ka Afduubato Xiddig Ay Pep Guardiola Kaga Dhagantahay.

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay ku garaacdo Manchester City saxiixa 100 milyan lagu qiimeeyo ee kabtanka u ah kooxda Aston Villa Jack Grealish. Xiddiga 25 jirka ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa in uu ka tagayo kooxda Aston Villa kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay xilli ciyaareedkii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII