Chelsea oo Saddex kamid ah Xidigaha Khadka Dhexe ka Xayuubisay Numberadooda

Photo/Reuters Chelsea ayaa lambarka kooxda ka saartay Tiemoue Bakayoko , Danny Drinkwater iyo Ross Barkley . The Athleticayaa sheegaya in saddexda qofba dhammaantood uu ku amray Thomas Tuchel inay u dhaqaaqaan kooxo kale oo ay raadsadaan. Si loogu sii muujiyo inaysan mustaqbal ku lahayn Galbeedka London, saddexda ciyaartoy midkoodna xitaa lama siin lambarka kooxda. Chelsea ayaa dooneysa in Xidigaha qaar ay fasaxdo madama ay heshiis rikoor […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII