Chelsea Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Saxiixa Antoine Griezmann & Faah-Faahinta Heshiiska Ay Ku Doonayso Oo La Ogaaday.

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Kooxda Barcelona ayaa doonaysa in ay iska iibiso xiddiga 30 jirka ah inta lagu jiro suuqa xagaaga si ay u dhinto mushaharka uu ka qaato kooxda maadama ay dhaaftay xadigii mushaharka. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII