Chelsea oo si weyn ugu kalsoon inay dib ula soo saxiixaneyso Eden Hazard

Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ayaa lagu soo waramayaa inuu ku rajo weyn yahay inuu dib ula soo saxiixdo garabka Real Madrid Eden Hazard . Inkastoo xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium uu ku riyaaqay halyeeyga toddobada sano ah ee Stamford Bridge, 30 jirkaan ayaa waxaa haleelay dhaawacyo tan iyo markii uu u dhaqaaqay Real sanadkii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII