Chelsea Oo Talaabo Dhab Ah U Qaadaysa Saxiixa Erling Haaland.

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay dalab 150 milyan ah ka gudbiso saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland. Blues ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa xiddiga reer Norwy kadib markii ay ku guulaystay champions league xilli ciyaareedkii hre. Dortmund ayaa doonaysa in ay sii haysato xiddiga 20 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII