Chelsea Oo Talaabo Muhiim Ah U Qaaday Saxiixa Erling Haaland, Maxaa Cusub?

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay haatanba heshiis la gaartay weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 21 jirka ah ayaa dhaliyay 41 gool 41 kulan oo uu u saftay kooxda Dortmund xilli ciyaareedkii hore waxana la rumaysanyahay in ay kooxo badan oo reer yuru b ah doonayaan saxiixiisa. Kooxaha Barcelona, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII