Chelsea Oo Talaabo U Qaaday Saxiixa Robert Lewandowski

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir la sameysay wakiilada weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski ka hor inta uusan suuqa kala iibsiga xagaagan. Blues ayaa haatanba bilowday raadinta weeraryahan cusub ka hor bilowga xilli ciyaareedka soo socda, xiddiga reer Poland ayaa ka mid ah bartilmaameedyadooda. Sida laga soo xigtay Sky Sports News Chelsea ayaa wax […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII