Chelsea oo uga badisay 3-0 Kooxda Aston Villa, Lukaku oo labo gool dhaliyay, Shaxda Ciyaarta

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guushii saddexaad ka keentay tartanka horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan kaddib markii ay 3-0 ku garaacday Aston Villa oo marti ugu ahayd Stamford Bridge. Kulankan oo uu Thomas Tuchel isbeddel badan ku sameeyey ciyaartoydiiisa gaar ahaan khadka dhexe ayaa waxa qaybtii hore hoggaanka u dhiibay weeraryahanka reer Belgium ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII