Chelsea Oo Wadahadalo La Qaadatay Erling Haaland, Laakiin Hal Dhib Ayaa Jirta.

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay Erling Haaland kala hadashay ku biirista Stamford Bridge suuqa xagaagan sida ay sheegayaan wararku. Weeraryahanka Borussia Dortmund ayaa ka mid a weeraryahanada ugu fiican wakhti xaadirkan waxana lala xidhiidhiidhanayaa kooxo badan oo reer yurub ah. Laakiin Blues ayaa haatanba wadahadalo la qaadatay xiddiga xilli ay maamulka kooxdu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII