Chelsea Oo Xiddig Khadka Dhexe Ku Fiican ka Arkootay Monaco.

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay doonayso xiddiga khadka dhexe ee Monaco Aurelien Tchouameni kaas oo ay doonayso in ay ku xoojinayso khadka dhexe xilli ciyaareedkan. Tababare Thomas Tuchel ayaa haysta 4 xiddig oo khadka dhexe ah xilli uu Mason Mount ka ciyaarsiiyo khadka dhexe inta badan xilli ciyaareedkan. Si kasta ha ahaatee Tuchel ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII