Christian Pulisic Oo Qiimeeyay Fursadaha Chelsea Ee Ku Guulaysiga Premier League Xilli Ciyaareedka Cusub.

Christian Pulisic ayaa ka hadlay fursada Chelsea ee ku guuleysiga Premier League xilli ciyaareedka soo socda isaga oo sheegay in ay wax walba macquul yihiin kadib markii ay ku guulaysteen champions League. Kooxda chelsea ayaa ku guulaystay champions League xilli ciyaareedkii hore iyaga oo ku garaacay kooxda Man City isla markaasna ku guulaystay markii 2-aad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII