Cida Sabab u noqon karta Heshiiska Mo Salah ee Kooxda Liverpool oo la tilmaamay

Photo@Reuters Halyeeyga Liverpool Ian Rush ayaa aaminsan in taageerayaasha ay fure u noqon karaan Mohamed Salah inuu saxiixo qandaraas cusub. In kasta oo ay soo baxeen warar isbuucii la soo dhaafay sheegaya in 29 jirkaan uu weydiisanayay mushaar dhan 500,000 oo ginni isbuucii, Liverpool Echo ayaa taasi beenisay iyagoo intaasi ku daray in wadahadalada ay wali socdaan. Weeraryahankii hore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII