CIES Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Premier League & Lama Filaano Badan Oo Lagu Arkay.

Kadib markii uu dhamaaday xilli ciyaareedka premier League 2020/2021 xarunta daraasadka kubada cagta ee CIES ayaa soo saartay shaxda ugu fiican premier League xilli ciyaareedka. Shaxda ayaa lama filaan noqotay marka loo eego xiddigaha ku soo baxay shaxda ugu fiican CIES ee xilli ciyaareedka iyada oo laga dhex waayay xiddigo badan oo qaab ciyaareed fiican […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII