Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Jorginho: Waxaan fariin u diray Messi si uu noogu soo biiro halkan!

Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Chelsea Jorginho ayaa ku kaftamay isku dayga ku aaddan helitaanka Lionel Messi . Messi ayaa Barcelona fasaxday isbuucii hore, waxaana uu haatan ku dhow yahay inuu ku biiro PSG . Jorginho ayaa layaab ku noqotay markii uu arkay warka sheegaya in Messi uu ka tagay Barcelona . Xaqiiqdii, 29-jirkan ayaa la yaabay haddii ay tahay uun ‘warar been abuur […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII