Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Ben Woodburn oo Amaah lagu diray

Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Liverpool Ben Woodburn ayaa amaah ugu biiray Hearts kadib markii uu ogolaaday Jurgen Klopp bixitaamkiisa. 21 jirka reer Wales ayaa heshiis hal xilli ciyaareed ah u saxiixay kooxda cinch Premiership. Woodburn ayaa ku biiray Liverpool isagoo ka hooseeyo 7 sano wuxuuna bedelay Michael Owen oo ahaa gooldhaliyaha ugu da’da yar kooxda markii uu shabaqa soo taabtay kulankii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII