Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Fabinho: Looma baahna in kooxda soo iibsato beddelka Wijnaldum

Fabinho ayaa ku adkeysanaya in Liverpool aysan u baahneyn inay iibsato bedelka Gini Wijnaldum ka dib markii uu u dhaqaaqay PSG . Fabinho, oo dhaawacyo ku seegay kulamo badan, sidoo kalena ku qasbanaa inuu buuxiyo booska daafaca dhexe inta badan xilli ciyaareedkan ka dib markii Reds ay waayeen dhammaan seddexda daafac ee dhexe, ayaa kalsooni ku qaba inay la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII