Coutinho Oo Markan Koox Ka Ciyaarta Horyaalka Taliyaaniga Geedi U Ah (Tolow Waa kooxdee??)

Kubbad sameeyaha kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa xagaagii saddexaad oo xiriir ah wajahaya hubanti la’aan la xiriirta mustaqbalkiisa iyo halka uu ka ciyaari doono fasalka xiga. Sida laga soo xiganayo warsidaha kasoo baxa Spain ee Sport, laacibka reer Brazil ayaa haatan xiiso ka helaya kooxdiisii hore ee Inter Milan taasoo dooneysa inay gacanta ku dhigto […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII