Cristiano Ronald Oo La Soo Qabtay Tartanka Gool Dhalinta Euro 2020.

Tartanka Euro 2020 ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo la gaadhay Semi-final-ka tartanka kaas oo ay isugu soo hadheen 4 xul oo ku tartami doona gaadhista final-ka tartanka. Dhanka kale tartanka gool dhalinta ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo ay 2 xiddig isku goolal yihiin laakiin labadooduba ka hadhay tartanka oo aanay ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII