Cristiano Ronaldo iyo Cinwaanada Hore ee Warbaahinta UK, Paul Merson oo ceeb ku dhacday

Photo/Sky Sports Cristiano Ronaldo ayaa aduunka mar kale Xalay tusay in uu yahay Xidig awood u leh inuu Shabaqa soo taabto iska markana Kooxda United gaarsiin kara meel muhiim ah. Cinwaanada ugu horeeya warbaahinta inagriiska ayuu maanta qabasaday Ronaldo waxana qaarkood soo qaateen Hadalkii Paul Merson oo sheegay in Ronaldo uu yahay qof Duq ah. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII