Cristiano Ronaldo iyo Qoyskiisa oo soo dhaweyn loogu sameeyay Magaalada Manchester United

Xidiga Cristiano Ronaldo iyo Qoyskiisa ayaa ka dagay Magaalada Manchester United Halkaasi oo loogu sameeyay soo dhaweyn qaas ah. Xidigan ayaa gaaray Halkaasi ka hor waqtiga loo qorsheeyay sida ay Ku cadeesay qeybta Instagram Georgina Rodriguez oo ah Xaaska Ronaldo. Soo laabashadii cajiibka ahayd ee Cristiano Ronaldo ayay Manchester United si rasmi ah ugu dhawaaqday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII