Cristiano Ronaldo & Lionel Messi Oo Isaga Hor Iman Kara Kulan La Wada Sugayo.

Waxa ay u muuqataa in ay kooxda Barcelona gabi ahaan badashay qorshihii koobka Joan Gamper Iyada oo la filayay in ay Barcelona la ciyaarto kooxda Man City bisha August kulan ka dhici Lahaa garoonka Camp Nou. Kulanka oo lagu guulaysto koobka Joan Gamper ayaa dhaca bilowga xilli ciyaareed kasta iyada oo kooxda Barcelona ku marti […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII