Cristiano Ronaldo oo Caawa Jabiyay Labo Rikoodh oo u yaalay Lionel Messi iyo Iker Casillas

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa barbarreeyey laba rikoodh oo khaas u ahaa halyeygii Real Madrid ee Iker Casillas iyo Lionel Messi kaddib markii uu kusoo bilowday ciyaartii Manchester United iyo Young Boys ee Champions League. Ronaldo ayaa kulankiisii ugu horreeyey ee Champions League u saftay Manchester United tan iyo 2009 oo ahayd xilligii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII