Cristiano Ronaldo oo fariin u diray taageerayaasha Man United kadib guuldaradii ugu horeysay

Cristiano Ronaldo ayaa baraha bulshada qabsaday isagoo wacad ku maray inuu ka caawin doono Manchester United inay ka soo kabsato guuldaradii 2-1 ee Young Boys ka soo gaartay Champions League habeenkii Talaadada. 36 jirkaan ayaa hogaanka u dhiibay kooxda martida aheyd markii uu taabtay baaskii Bruno Fernandes, laakiin Red Devils ayaa lumisay gacantii ciyaarta ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII