Cristiano Ronaldo Oo Guul Dahab Ah Ku Hogaamiyay Xulka Qarankiisa Ciyaar Ay Daqiiqadihii Ugu Dambeeyay Goolashu Yimaadeen.

Xulka Portugal ayaa guul wakhti dambe ah ka gaadhay Xulka Hungary  kulan dhinac kaliya ahaa oo uu xulka Portugal wax walba sameeyay ilaa intii ay goolasha heleen. Xulka Portugal ayaa maamulayay ciyaarta iyaga oo aad mooday in ay tababar ku jiraan maadama uuna xulka Hungary wax weeraro ah qaadayn laakiin xulka Hungary ayaa difaac fiican […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII