Cristiano Ronaldo Oo Haatanba Go’aanka Mustaqbalkiisa U Sheegay Xiddigaha Juventus, Maxaa Cusub?

Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa in uu u sheegay qolka labiska kooxda Juventus in uu doonayo in uu isaga tago kooxda xagaagan. Weeraryahankii hore ee Real Madrid ayaa Turin ku soo biiray xagaagii 2018 isaga oo kaga soo biiray Spain laakiin waxa uu arkay kooxdiisa oo seegtay ku guulaysiga horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII