Cristiano Ronaldo Oo Isha Ku Haya 5 Rikoodh Tartanka Euro 2020.

Cristiano Ronaldo ayaa isku diyaarinaya inuu hogaamiyo xulka qaranka Portugal difaacashadooda koobka Euro-da oo si Rasmi ah u bilowday waxana uu isha ku hayaa rikoodho dhawr ah inta uu tartanku socdo. Ronaldo ayaa kaliya u baahan in uu dhaliyo gool kaliya tartanka Euro 2020 si uu u jabiyo rikoodho taariikhi ah kubada cagta heerka caalami. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII