Cristiano Ronaldo Oo Juventus Kala Heshiiyay In Uu Ka Tago Kooxda & Meesha Uu Ku Wajahanyahay Oo Uu Haatanba Go’aamiyay.

Xiddiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya kooxdiisa, Juventus, kulan muhim ah, maanta oo Axad ah, oo ay la ciyaarayaan Bologna kulanka ugu dambeeya ee horyaalka Serie A-da iyaga oo u dagaalamaya booska champions League xilli ciyaareedka dambe waxana laga yaabaa in uu noqdo kulankii ugu dambeeyay ee uu xiddiga u ciyaarayo kooxda Bianconeri. Mustaqbalka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII