Cristiano Ronaldo oo ka hadlay in Lambarka 7aad Looga siibo Xidiga Edinson Cavani

Cristiano Ronaldo ayaa xalay lagu wareejiyey No.7 oo looga qaaday weeraryahanka reer Uruguay ee Edinson Cavani oo isagana loo raray No.21 oo uu banneeyey Daniel James oo ay iibsatay Leeds United. Laacibkan ayaa dib u helay lambarkiisii hore, waxaanay ka dhigan tahay in Red Devils uu u xidhanayo hal lambar oo kaliya isaga oo waqtigiisii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII