Cristiano Ronaldo oo ka Hadlay Wararka Sheegaya ku laabashada Real Madrid

Cristiano Ronaldo ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu isku dayay inuu ku laabto Real Madrid, saacado kadib markii tababare Carlo Ancelotti uu sidoo kale sheegay inuusan dooneyn inuu weeraryahanka Juventus dib ugu celiyo Spain. Qoraal uu soo dhigay Instagram -ka, Ronaldo wuxuu ku sheegay in “ sheekadiisii ​​Real Madrid la qoray”, in kasta oo uusan si cad u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII