Cristiano Ronaldo oo ku baasay tijaabada caafimaadka ee Manchester United

Cristiano Ronaldo ayaa ka gudbay tijaabada caafimaadka ka hor inta uusan ku laaban Manchester United . Red Devils ayaa Jimcihii xaqiijisay inay heshiis la gaareen Juventus si ay Ronaldo ugu soo celiyaan Old Trafford, 12 sano ka dib markii uu ka tagay kooxda kuna biiray Real Madrid. Warkaan ayaa yimid saacado uun ka dib markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII