Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Abaalmarin Cusub

Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay weeraryahanka ugu fiican horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkii dhamaaday. Cristiano Ronaldo ayaa sii waday qaab ciyaareedka cajiib ah ee uu ku jiray isaga oo kooxdiisa Juventus u dhaliyay goolal badan horyaalka Serie A-da kuna hogaamiyay u soo bixista champions League xilli ciyaareedka dambe. Waxa maanta la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII