Cristiano Ronaldo Oo Ku Sii Dhawaanaya Rikoodh Taariikhi Ah Kadib Goolkiisii Ugu Dambeeyay

Xulka Portugal ayaa guul 4/0 ah ku soo gaba-gabeeyay kulamadii isku diyaarinta ee tartanka Euro 2020 iyaga oo garaacay xulka Israel iyada oo uu Cristiano Ronaldo dhaliyay gool ka mid ah goolasha uu xulkiisu dhaliyay. Cristiano Ronaldo Ayaa dhaliyay goolka 2-aad qaybtii hore ee ciyaarta waxana uu talaabo u qaaday in uu ku dhawaado rikoodhka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII