Cristiano Ronaldo oo lagu heli karo kaliya £25m’ hal sano kadib

Cristiano Ronaldo ayaa Juventus u diyaarisay inuu ku iibiso kaliya £ 25m , sida ay ku warameyso warbaahinta. 36 jirkaan ayaa ku soo bilowday kursiga keydka kulankii furitaanka Serie A ee Juve ay la ciyaartay Udinese axadii, taasoo sii hurisay wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan mustaqbalkiisa. Qandaraaska Ronaldo ee Turin ayaa dhacaya xagaaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII