Cristiano Ronaldo Oo Maamulka Juventus U Sheegay Go’aankiisa Kama Dambaysta Ah.

Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo Ayaa lagu soo waramayaa in uu maamulka kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda suqua xagaaga. Xiddiga reer Portugal ayaa ku dhibaatoonaya qaab ciyaareedka xilli ciyaareedkan waxana si weyn loola xidhiidhinayaa in uu isaga tagayo kooxda suuqa xagaaga. Wargayska La Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII