Cristiano Ronaldo Oo Qarka U Saaran Rikoodh Cajiib Ah Oo Aan Horay Looga Dhigin Kubada Cagta.

Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ku sii dhawaanaya in uu dhigo rikoodh taariikhi ah oo aan horay looga dhigin kubada cagta iyo in uu sii wado dhigista rikoodhada kubada cagta kadib markii uu laba gool ka dhaliyay kooxda Udinese kulankii Axadii. Kooxda Juventus ayaa ku dambaysa 1/0 daqiiqadii 83-aad ka hor intii uuna […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII