Cristiano Ronaldo oo soo bandhigay Qofkii ka Danbeeyay Ku Biiristiisa Manchester United

Cristiano Ronaldo  ayaa qirtay Sir Alex Ferguson inuu yahay sababta ugu weyn ee uu u go’aansaday inuu ku laabto Manchester United. Ronaldo ayaa baraha bulshada ku soo qoray fariin aad u soo jiidasho badan kooxda ka dib markii uu dhameystiray heshiiskii 19.8 milyan ginni ee uu kaga soo wareegay Juventus maalintii ugu danbeysay , isagoo ku qoray saxiixan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII