Cristiano Ronaldo oo soo gaaray Hotel-ka Lowry ka hor Kulanka Newcastle United ee Premier League

Xiddiga Ronaldo ayaa qarka u saaran inuu markii ugu horeysay u safto Manchester United in ka badan laba iyo toban sannadood ka dib markii uu markii hore ka tagay kooxda isagoo ku biiray Horyaalka Spain. Cristiano Ronaldo ayaa lagu sawiray isagoo soo gaaray Lowry Hotel isaga iyo saaxiibadiisa kale ee Manchester United iyadoo xiddiga reer Portugal uu isku diyaarinayo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII