Cristiano Ronaldo Oo Taariikh Sameeyay Inkasta Oo Xulkiisa La Xasuuqay

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa sameeyay taariikh inkasta oo la xasuuqay xulkiisa Portugal waliba dhulka lagu jiiday kulan ay guuldaro kala kulmeen xulka Qaranka Germany. Xiddiga Cristiano Ronaldo Ayaa furay goolasha kulanka isaga oo xulkiisa hogaanka u dhiibay daqiiqadii 15-aad kadib weerar rogaal celis ah oo ay ciyaareen xulkiisu. Kadib goolkaas Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII