Cristiano Ronaldo Oo Talaabo U Qaaday Ku Biirista Kooxdiisa Cusub, PSG Mise United?

Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ayaan kala cadayn ilaa haatan iyada oo xiddiga 36 jirka ah haatan diirada saarayo tartanka Euro 2020. Waxa jira warar badan oo xan ah kuwaas oo ku saabsan in uu xiddigu ka tagayo kooxda Juventus wararka ayaana sheegaya in uu ku biiri doono kooxda PSG. Sida laga soo xigtay Corriere dello Sport, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII