Cristiano Ronaldo Oo Ugu Dambayn Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Juventus.

Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu go’aansaday inuu sii joogo Juventus xilli ciyaareedka 2021-22, taasoo umuuqata inay soo afjarayso hadal hayntii mustaqbalkiisa. 36 jirkaan oo galaya sanadkii ugu dambeeyay Heshiiskiisa ayaa lala xiriirinayay inuu xagaaga ka tagayo kooxda Juventus, iyadoo Paris Saint-Germain iyo kooxdiisii ​​hore ee Manchester United ay xiiso u qabeen saxiixiisa. Si […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII