Cristiano Ronaldo Oo Wadahadalo La Furay Kooxda Cusub Ee Uu Ku Biirayo.

Koxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la furtay xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo si ay u helaan saxiixiisa inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xgaaagan. Wargayska AS ayaa sheegaya in ay PSG wadahadalo la furtay Cristiano Ronaldo si ay u hesho saxiixiisa xagaagan xilli uu shaki ku jiro mustaqbalka xiddiga ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII